Home
Videos uploaded by user “Gulaid Ibrahim”
Mustafe Ciraaqi
 
02:33
Views: 1074 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 1. Dib u eeg Imaankaaga
 
05:34
Dhammaanteen waxa aynu wada nahay Wada Isbedel doon, haddaba halkee ayuu ka Bilaabmaa Isbedelku ? Facebook: https://www.facebook.com/guleed.ibraahin
Views: 149 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 3. Addoonimada Qarsoon
 
04:11
Waa dhab in aynu dhammaanteen aynu nahay addoomu Ilaahay, se waxa aad xisaabta ku darsataa waxa jira addoomo kale oo aan ahayn kuwa aad taqaanid, Suurta gal ma tahay in aad kuwan ka mid noqotid ? Mahadsanid. :)
Views: 92 Gulaid Ibrahim
Adkaarta iyo Ducooyin 1aad
 
08:22
Darsigan waxa aad ku baran doontaa Adkaarta iyo Ducooyinka joogtada ah, ee qofka muslim ka ahi uu akhristo Mar kasta iyo maalin kasta, waxa aan kasoo diyaariney Kitaabka Xisnul Muslim ka. Intani waxa ay Hordhac u tahay Casharada soo socda.
Views: 241 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 2. Xidhiidhka Tooska ah
 
03:45
La Soco Barnamijka #Isbedel oo mawduucyo badan taaban doona, Barnmaajikani waa waxa uu ku kooban yahay 3 daqiiqo inta u badan, waqti badani kaaga lumi maayo. Mahadsanid.
Views: 128 Gulaid Ibrahim
Hordhac
 
04:12
Views: 228 Gulaid Ibrahim
Ka Baro Quraanka kariimka ah iyo Axaadiista Maxadka Ibnu Cabbaas Online Academy
 
01:16
Waa Maxad lagu bartoo quraanka kariimka ah iyo culuumta kala duwan ee diinta. marka uu ardayga dhammeeyo wax barashada waxa la guddoonsiin doonaa shahaado. Ibnucabbaasonlineacademy.com
Views: 216 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 4. Macnaha Ballaadhan ee Cibaadada
 
02:56
Waa dhab, waxa laynoo abuuray waa Cibaado, hase ahaate waa maxay cibaadadu?. Wax badan oo Nolol maalmeedkaaga ah, ayaa haddii aad hagaajisid noqon kara Cibaado, taasina waxa ay kuu Sahlaysaa in NOLOSHAADA oo dhami Cibaado Noqoto. Mahadsanid.
Views: 21 Gulaid Ibrahim
Adkaarta iyo Ducooyinka 3aad
 
02:36
Darsigan waxa aad ku baran doontaa Adkaarta iyo Ducooyinka joogtada ah, ee qofka muslim ka ahi uu akhristo Mar kasta iyo maalin kasta, waxa aan kasoo diyaariney Kitaabka Xisnul Muslim ka. Intani waxa ay Hordhac u tahay Casharada soo socda.
Views: 128 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 5. Hankaagu Halkan ha dhaafo
 
02:54
Halkad aad maanta jogtid, Shalay ayey Himiladeed ahayd. Hankaagu ha sarreeyo, Himiladaaduna ha fogaato.
Views: 14 Gulaid Ibrahim
Axkaamta 5aad
 
04:09
Casharkan waxa aad ku baran doontaa Axkaamta Waysada, sideebaa loo weyseystaa, waysadu maxay ku jabtaa, waysada maxaa u sunne ah, maxaa laga wayseystaa?. Ka dib waxaa aad la socon doontaa casharada kale ee soo socda Kala soco Casharada Website-ka Dugsiga www.ibnucabbaas.com
Views: 21 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 7. Abaaraha Abaartan keenay
 
04:50
Halkani waa Channel-ka Gulaid Ibrahim Mohamoud, waxa aad kala socon doontaa dhammaan casharadiisa iyo Muuqaaladiisa. Mahadsanid.
Views: 13 Gulaid Ibrahim
Dhammaad
 
00:25
Views: 74 Gulaid Ibrahim
Axkaamta 4aad
 
03:30
Casharkan waxa aad ku baran doontaa Axkaamta Waysada, sideebaa loo weyseystaa, waysadu maxay ku jabtaa, waysada maxaa u sunne ah, maxaa laga wayseystaa?. Ka dib waxaa aad la socon doontaa casharada kale ee soo socda Kala soco Casharada Website-ka Dugsiga www.ibnucabbaas.com
Views: 11 Gulaid Ibrahim
Axkaamta 1aad
 
06:38
Casharkan waxa aad ku baran doontaa Axkaamta Waysada, sideebaa loo weyseystaa, waysadu maxay ku jabtaa, waysada maxaa u sunne ah, maxaa laga wayseystaa?. Ka dib waxaa aad la socon doontaa casharada kale ee soo socda Kala soco Casharada Website-ka Dugsiga www.ibnucabbaas.com
Views: 16 Gulaid Ibrahim
Axkaamta 2aad
 
01:57
Casharkan waxa aad ku baran doontaa Axkaamta Waysada, sideebaa loo weyseystaa, waysadu maxay ku jabtaa, waysada maxaa u sunne ah, maxaa laga wayseystaa?. Ka dib waxaa aad la socon doontaa casharada kale ee soo socda Kala soco Casharada Website-ka Dugsiga www.ibnucabbaas.com
Views: 8 Gulaid Ibrahim
Tawxiid 3aad
 
02:37
Darsigan waxa aad ku baran doontaa Tawxiidka, oo ah xaqqa uu Allaah ku leeyahay addoomaha, sida oo kale waxa aad ku baran doontaa waxyaalaha buriya Tawxiidka.
Views: 8 Gulaid Ibrahim
Tawxiid 1aad
 
05:47
Darsigan waxa aad ku baran doontaa Tawxiidka, oo ah xaqqa uu Allaah ku leeyahay addoomaha, sida oo kale waxa aad ku baran doontaa waxyaalaha buriya Tawxiidka.
Views: 14 Gulaid Ibrahim
Isbedel - 6. Sxbka Wanaagsan
 
05:31
Halkani waa Channel-ka Gulaid Ibrahim Mohamoud, waxa aad kala socon doontaa dhammaan casharadiisa iyo Muuqaaladiisa. Mahadsanid.
Views: 28 Gulaid Ibrahim
Tawxiid 2aad
 
04:37
Darsigan waxa aad ku baran doontaa Tawxiidka, oo ah xaqqa uu Allaah ku leeyahay addoomaha, sida oo kale waxa aad ku baran doontaa waxyaalaha buriya Tawxiidka.
Views: 12 Gulaid Ibrahim
Axkaamta 3aad
 
04:52
Casharkan waxa aad ku baran doontaa Axkaamta Waysada, sideebaa loo weyseystaa, waysadu maxay ku jabtaa, waysada maxaa u sunne ah, maxaa laga wayseystaa?. Ka dib waxaa aad la socon doontaa casharada kale ee soo socda Kala soco Casharada Website-ka Dugsiga www.ibnucabbaas.com
Views: 14 Gulaid Ibrahim
Adkaarta iyo Ducooyinka 2aad
 
02:34
Darsigan waxa aad ku baran doontaa Adkaarta iyo Ducooyinka joogtada ah, ee qofka muslim ka ahi uu akhristo Mar kasta iyo maalin kasta, waxa aan kasoo diyaariney Kitaabka Xisnul Muslim ka. Intani waxa ay Hordhac u tahay Casharada soo socda.
Views: 53 Gulaid Ibrahim